Wararka laga helaayo deegaanada Gobolada Waqooyi ee uu ka taliyo Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Magaala Xeebeedka Saylac looga dhawaaqayo dhawaan Maamul Goboleed cusub oo ka madax banaan midka Somaliland.

Maamul Goboleedkaan waxaa lagu magacaabaa Guban-land Somalia,waxaana talaabadaani ay ka dhalatay siyaasad xumida Muuse Biixi ku dhaqaaqay markii uu Itoobiya u saxiixay hanti Somaliweyn ka dhaxeeysa.

Advertisement

Waxaa si gaar ah Maamulkaani u sheegtay Beelaha Ciisaha ee dega Gobolada Waqooyi lamana yaqaan saameynta ka dhalan karta marka lagu dhawaaqo.

Warqadan oo ku taarikheysan 8 janaayo ayaa hada saxaafada qaar heleen waxayna wadataa logo iyo saxiix.

May be an image of map and text

Previous articleSAWIRRO: Dibad bax dareenka Soomaaliyeed lagu soo bandhigay
Next article76 jir Kenyaan ah oo Tooreeya lagu dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here