Gobollada Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan  maamulka Koonfur Galbeed Soomaalia waxaa si ba’an u hayao abaaro soo noqnoqdey sanadihii ugu dambeysay.

wararka ayaa sheegaya in Abaarta ay saamey xoogan u geysatay  reer guuraaga xoolo-dhaqatada ah, xoolaha iyo daaqaba. Waxaana jira dad maalmihii la soo dhaafay haraad ugu geeriyooday goboladaas.

sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Gobolkka Gedo  iyo  Jubbadda Hoose, ay ka mid yihiin  meelaha ugu daran ee abaaraha xoogan ay ka jiraan.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here