MUQIDISHO (DAYNIIILE.COM)-Dowlada Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka dirtay laba doonyood oo sida shixnado gargaar ah kuwaasoo loogu talo galay Maamulada Puntland iyo Jubaland.
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta shixnadahaasi gar gaar ka dirtay dekada Magaalada Muqdisho.
Waa markii labaad oo Maamulka jubaland ay dowladu u dirto doon sida shixnad gar-gaar oo loogu talo galay dadka ay saameyntu ku yeelatay roobabkii ka da’ay Dalka.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Dekada goob joog ka ahaa isagoo sagootiyay shixnadahaasi gar gaar ee loo kala direy Jubaland iyo Puntland.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 2 people, timber yard and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 2 people and text that says "( MAER MAERSK"May be an image of textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 people and text that says "4 MIQU MIQU MAERSK"May be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people and people smilingNo photo description available.May be an image of 4 people
Previous articleMaxkamada Ciidamada oo Xukun ku riday eedeysanayaal Alshabaabnimo loo heystay
Next articleSomalia oo ka qeybgashay Shirka Taliyayaasha Dalalka Islaamka+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here