Maamulka Deegaanka Bajeela ee Gobolka mudug ayaa qeylo dhaan ka muujiyay Biyo la’aan Baahsan oo  ka kajirta Deegaanka Bajeela iyo tuulooyinka u dhow.

Guddoomiyaha Deegaanka Maxamed Shuuke ayaa sheegay inuu jabay ama xumaaday ceel Matoor Deegaanku Biyaha ka heli jiray taasina ay sababtay inay saamayn ku yeelato Bulshada Deegaanka

Guddoomiye Maxamed Shuuke ayaa ugu baaqay cidkasta ee ka caawin karta Samaynta Ceelka inay u gurmadaan Reer Bajeela maadaama lagu jiro xili jiilaal Adag ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here