Maamulka degmada Mandheera ee Kenya ayaa qaylo dhaan u diray dawaladda iyo hay’adaha gargaarka ee caalamiga ah.

Waxaanu maamulku sheegay in baahida jirtaa haatan dhaaftay intii tabartiisa ahayd ee uu wax ka qaban kari la’yahay.

Barasaab ku xigeenka maamulka Madheera, Maxamed Carraay ayaa BBC-da u sheegay inay wadaan dadaallo loogu gurmanayo dadka ay saameeyeen abaaraha isla markaana ay weli jirto dhibaatada.

 

 

 

Office Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here