HomeWarkiiMaamulka Gal-mudug oo Dekada Hobyo ka mamnuucay in laga soo dejiyo gaariga...

Maamulka Gal-mudug oo Dekada Hobyo ka mamnuucay in laga soo dejiyo gaariga Cabdi-Bilaha loo yaqaan

War qoraala oo ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu shaaciyay amar ay ku mamnuucayaan in dekada Hobyo ee Gobolka Mudug laga soo dejin karo ganacsi ahaan gaariga Soomaalidu u taqaan Cabdi-Bilaha ee magaciisa rasmiga ah uu yahay Toyota 4WD.

Gaarigaan Cabdi-bilaha loo yaqaan marka Somalia la joogo waxaa kaliya loo isticmaala gaadiid dagaal mana jirto in Somalia siyaabo kale looga adeegsado,wuxuuna lacag badan ku yimaadaa Soomaaliya.

Qoryaha waa weyn sida Dhashiikaha, dhuunta shilke iyo B10-ka ayaana la saartaa marka la eego isticmaalka ciidamada Dowlada,mamul Goboleeedyada iyo xitaa kuwa maleeshiya beeleedka.

May be an image of ‎ticket stub and ‎text that says "‎Jemhruuriyudda Faderamika Wesaaradda Gudaha الصرمال State Ministry fInternal Security Office Minister Ti:WAG/XW/77/005 Shirkadaha kasoo dejiya Dekeda Hobyo, Tar:21/10/2025 Og: Maamulka dekeda Hobye Og: Taliska Boliiska Galmudug Wasaarada Dekedaha Wasaarada Gadiidka Badda Og: Dowladda Galmudug Ujeeddo: Mamnuucid soodajinta Gawaarida yBoaaTo Laga billaabo Galmudug Ioona yaqaano Cabdibilaha. Aa taarikhdu tahay 21 October 2025 waxaa Wasaaradda Amniga dajiyo Dekeda Hobyo gandiidka aysan Sidaa daraadeed lafarayaa dhammaan shirkadaha wax kasoo dejiya dekeda Hobyo qaadi karin keenina xusan, cidii keenta waxaan shaqeeyaan argagixisada iyo dembiileyaasha. Waxaa lafarayan cidkasta quseeyo amarkaan inay fuliyaan kana gutaan Shaqo Hacάη Gudaha Mudane Warsame Cilmi Gudaha Galmudug, Dhuusamareeb‎"‎‎

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -