Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa dugsiga Hoose/Dhexe & Sare ee degmada Xarardheere ugu magac dartay Shahiid Abdi Mohamed Sheekh Hassan (SuulNuug), kaddib soo jeedin ka timid Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

May be an image of text

Advertisement
Previous articleDab Xooggan oo Caawa ka kacay nawaaxiga Jaamacada Gahayr
Next articleRa’iisul wasaaraha Jordan oo sheegay in barakicinta Falastiiniyiinta ay noqon doonto khatar jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here