Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo ah Wasiirka amniga Maamulka  Galmudug ayaa beeniyay warar dhanka Alshabaab ka soo baxay .

Advertisement

Wasiirka Gaboobe wuxuu beeniyay in deegaanka Caad lagu dilay 200 ka mida   ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka sida Alshabaab sheegteen.

“Waxba kama jiraan sawirada ay soo bandhigeen waa kuwo been abuur ah oo ay isku soo dha dhajiyeen “ayuu yiri Wasiirka Amniga Galmudug.

Masuulkaan wuxuu xusay inay jiraan dhaawacyo ciidamada soo gaaray dagaalkii caad balse wuxuu carabka ku adkeeyay in khasaaraha ugu badan uu Alshabaab soo gaaray.

Dhanka kale Wasiir Gaboobe wuxuu sheegay in dhawaan ay alshabaab soo afjari doonaan guud ahaatood isla markaana ay ugu tagi doonaan meelaha kooban ee ay Mudug ka joogaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleNasashada Jimcaha
Next articleAbiy Axmed oo Baarlamaanku wax ka weydiin doonaan heshiiskii beenaadkii Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here