Wafdi balaaran uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasarada Arimaha Gudaha Federalka iyo dib uheshiisinta Galmudug Cumar Maxamed Diiriye Omar Guureye ayaa magaalada Xinlabi ee gobolka Mudug kula wareegay Ciidamo dadka deegaanka ah kuwaas oo u diyaarsan ka qeyb galka dagaalka ka dhanka khawaarijta waxaana ciidamada ku wareejiyey maamulka iyo shacabka Xinlabi

Munaasabada ciidanka lagu wareejiyey waxaa goobjoog ka ahaa Saraakiil ka tiransan militariga Soomaaliyeed iyo masuuliyiin kale.

Advertisement

Dhamaan masuuliyiintii madasha joogtay ayaa ciidamada kula dar daarmay xoreynta deegaanada Wali ku maqan gacanta khwaarijta isla markaana aysan u dulqaadan dhibaateynta kooxda arxanka daran ee khawaarijta.

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA

Previous articleDowladu maxay ka tiri Qaraxii Caawa
Next articleQarax Saaka lagu weeraray guriga Xildhhibaan Soomaaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here