HomeWarkiiMaamulka Galmudug oo maanta bilaabay ol-olaha diiwaan galinta doorashooyinka qof iyo cod.+SAWIRRO

Maamulka Galmudug oo maanta bilaabay ol-olaha diiwaan galinta doorashooyinka qof iyo cod.+SAWIRRO

Dhuusamarreeb 03-Luulyo 2025; Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, Ololaha Diiwaan Galinta Doorashooyinka Qof iyo Cod.
Madaxweynaha oo noqday qofkii ugu horreeyay ee isdiiwaan galiya ayaa bulshada caasimadda Dhuusamarreeb iyo guud ahaan Shacabka Galmudug kula dardaarmay in ay usoo baxaan isdiiwaan galinta, si ay u doortaan Maamul ay kula xisaabtamaan horumarinta deegaannadooda.May be an image of one or more people and crowdMay be an image of 15 peopleMay be an image of 4 people and text that says "DIIWAH DEGMA LOSBATE XOG. AOG-GALIVE GALIYE"May be an image of ‎2 people, dais and ‎text that says "‎BANNAAN خموتهاباتوالهنود والصدود EE DOORASHOOYINKA الإتتخابات الستقدة الوتية عیت QARANKA MADAXA- اللجنة S 30 y INDEPENDENT COMMISSIO ELECTO NATIONAL AND BOUNDARIES NIEBC IWAAN OD-BIXI EGMADA ALMDUU MAREEB‎"‎‎May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 3 people, people studying and text that says "= 美0G+ XOG-GALIYE GALIYE"May be an image of 2 people, people studying, newsroom and textMay be an image of 2 people, people studying, newsroom and textMay be an image of 2 people, people studying, newsroom and textMay be an image of 15 people and textMay be an image of 2 people, newsroom, dais and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 2 people, newsroom and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -