\Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasaaradda Arrimaha  Gudaha ee  maamul  Goboleedka Galmudug ayaa waxaa  uu Guddi kumeel gaar ah looga magacaabay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug, kuwaasi oo maamuli doono deegaankaasi.

Guddigan ayaa waxaa ay  ka kooban yihiin  13 xubnood oo ka mid ah bulshada deegaankaasi.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee  Wisil ee Gobolka Mudug ayaa waxaa loo Magacaabay Cali Xasan Guleed, halka ku xigeen looga dhigay Cabdi Garaad Cumar Maxamuud

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here