Maamulka Galmudug oo ugu  Danbeen ogolaaday in  Xamar loo Daabul Ciidamada Haramcadka

0

Tiro ku dhow 200 oo askar ka tirsan Ciidamada Harmacad kaga sugnaa Dhuusamareeb ayaa goordhow diyaarado ka daabuleen Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb iyadoo dib loogu celiyay Magaalada Muqdisho oo markoodii hore laga keenay .

Bixitaanka ciidamadan ayaa ka dambeeyay dalab ka yimid Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo shuruud ka dhigay bixitaanka ciidamada si ay kaga soo qayb galaan shirka Dhuusamareeb .

Labadaas masuul ayaa Cabsi ka qabo in la qabto oo Muqdisho loo Daabul si Danbi loogu soo ooga

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here