HomeWarkiiMaamulka Galmudug oo war culus ka soo saaray Masjidkii lagu gubay Magaalada...

Maamulka Galmudug oo war culus ka soo saaray Masjidkii lagu gubay Magaalada Huurshe

Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa  War ka soo saaray Masjidkii dhawaan lagu gubay Magaalada Huurshe oo hoos taga Maamulkaasi kadib markii shacab careysan ay masjidka bur buriyeen kadibna dab qabadsiiyeen wixii ka soo haray oo agab ahaa sida alwaaxda iyo laamiyeeriga.

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Galmudug oo si gaar ah warkaani uga soo baxay ayaa si weyn u cambaareysay falkaasi oo ay ku cadeysay inuu ahaa mid si toos ah uga hor imaanaya diinta Islaamka,dhaqanka suuban ee bulshada iyo nidaamka Dowladnimo ee Galmudug.

Hadaba qoraalka ka soo baxay Maamulka Galmudug oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -