Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuq-Maasuqa iyo in si adag loola xisaabtami doono xafiis kaste oo ku kaca musuq iyo wax isdabamarin.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)ayaa faray Aggaasinka kala duwan iyo howl wadeenada Dowladda Hoose ee Xamar iyo maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir .

Advertisement

Sikaataba ha ahaate wa in ay ka fogaadaan falkaste oo musuq la xariira, isagoo sidoo kale ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay soo gudbiyaan falkaste musuq maasuq la xariira oo ay kala kulmaan adeegyada uu buxiyo Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose Xamar.

Previous articleDowladda waxa ay xirtay Agaasime Cosoble halka ninkii ka sareeyay ee Agaasimihi Hay’adda Immagaration Cabdul ahaa garoonka Aadan Cadde diyaarad laga saaray
Next articleFaah Faafhino ka soo baxaya Khasaaraha Dagaalkii laascaanood ka dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here