Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu shacabka Soomaaliyeed iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha u caddeynayaa in uusan wax lug ah ku lahayn eedeymaha ku saabsan in shaqaalaha Gobolka Banaadir lagu qasbayo in ay iska diiwaangeliyaan Ururro Siyaasadeed.
