Maamulka Gobolka Banaadir oo ka burburiyay dad Danyar ah Goobo ay ku Ganacsanayeen

0

Howlgal ay sameeyeen Waaxda Nadaafada Gobolka Banaadir ayaa xalay waxaa ay ku burburiyeen Miisas ay Haween danyar ah ku iibin jireen Hilibka Hareeraha laamiga agagaarka Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Gawaarida iska rogaha ama Cara gediska loo yaqaano ayaa lagu qaaday Miisaska badankood,waxaana tani ay sababeysaa Shaqo la’aan soo wajaheysa dadkii Nolol maalmeedka ka raadin jiray.

Hadaba, iyada oo wadooyin badan oo ku yaalla Muqdisho ay ku xirmeen Roobkii da’ay qaarkoodna burbureen

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa inta badan Bulshada ka qaado  Canshuur hadana waxaa Muuqata in aan waxba loogu qaban taana waxaa daliil u ah Bur Burka Laamiyada iyo Wasaqda Taalo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here