HomeWarkiiMaamulka Gobolka Banaadir oo war culus oo dhanka milkiyada ah ka soo...

Maamulka Gobolka Banaadir oo war culus oo dhanka milkiyada ah ka soo saaray dhulka Gantaala ah

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warqadda uu ku saxiixan yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xassan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa goor dhaw laga soo saaray arinta dhulka Gantaalaha ee Magaalada Muqdisho.

Warqada wuxuu ku cadeeyay Duqa Muqdisho inuu baabi’yay wixii dokiminti uu lahaa dhulka Gantaala ah wixii ka horeeyay 29/11/2025.

Dhulka Gantaalaha oo muran  xooggan uu hore uga taaganaa ayuu hada Duqa Muqdisho wuxuu u muuqdaa inuu gabi ahaanba meesha kaga saaray wixii sharci hore ee uu lahaa Dhulkaasi.

Si kastaba warqada Gudoomiyaha ka soo baxday ayaa sidan u qoran:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -