Maamulka Gobolka Banaadir oo war ka soo saaray

0

War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu beeniyay qoraal lagu baahiyay baraha bulshada oo lagu sheegay in dib u dhac ku yimid bixinta lacagu loo qoondeeyay dhalinyaro ka shaqeesay wacyi galinta cudurka Caronavirus.

Maamulka gobnolka Banaadir ayaana qoraalka kasoo baxay lagu sheegay in warkaasi uusan aheyn mid rasmi ah oo matali kara maamulka gobolka Banaadir, waxaana qoraalka lagu sheegay in maamulka xaqiijinayo howlqabashada dhalinyarada gobolka.

Halkan ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Gobolka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here