HomeWarkiiMaamulka Hiiraan iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo ku kulmay Balad-weyne+SAWIRRO

Maamulka Hiiraan iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo ku kulmay Balad-weyne+SAWIRRO

BELEDWEYNE:20:AGOOSTO:2025.
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye, xubna ka tirsan Golayaasha Dowladda Hirshabelle, ergayga arimaha macawiisleeyda u qaabilsan madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cali Jeeyte Cismaan , Madaxweynihii hore ee Dowladda Hirshabelle, Siyaasiyiin iyo Saraakiisha Qeeybta 27-aad xoogga dalka, Boliiska, Nabadsugidda, Asluubta iyo hogaanka ciidamada Atmis, dowladaha heer Djibouti iyo heer Ethobia Ee qeeybta ka ah howlgalka Atmis ayaa kulan wadajir ah ku yeeshay gudaha magaaladda Beledweyne.
Kulan-ka oo daarnaa arimo muhiim u ah amniga Guud ee gobolka hiiraan ayaa marka hore Tacsi iyo Duco looga diray shuhadadii ciidamada qalabka sida iyo dadka deegaanka ee ku shahiiday ladagaalanka khawaarijta ku waas oo ahaa naftood hurayaal bixiyey waxii ugu qaalisanaa ee ah naftooda ineey hureen alle SWT haka aqbalo Shahiidnimada aay dalkooda iyo dadkooda u Hureen.
Dhamaan qodobadii looga hadlay munaasabadda Ayaa ku soo dhamaaday guul iyo Dardargelinta Howlgalada ka dhanka ah khawaarijta midaas oo marayo rafashadii Ugu dambeeysay ee is Miujintooda .
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye oo soo xiray munaasabaddan ayaa u mahadceliyay saraakisha ciidamada qalabka Sida iyo Saraakiisha ciidamada Atmis oo muujiyey nafhurnimada asigoo dul istaagay xaaladaha amni iyo howlagaladda ka Dhanka ah khawaarijta ee ka socdo gobalka hiiraan iyo sida aay muhiimka u tahay xoojinta dhiiga cusub ee dagaalka ka dhanka ah khawaarijta .
Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowladda Hirshabelle waxuu ahmiyada koowaad siinayaa amniga iyo Ladagaalanka khawaarijta asigoo Cidkasto iyo qofkasta oo door ka qaadaneeyso ku soo dhaweeynayo wadajir si loo xaqiijiyo himilooyinka amniga iyo nabada ee shacabka reer hiiraan.
-DHAMAAD-
WAXII FAAH-FAAHIN AH KALA XERIIR XAFIISKA AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA GOBALKA HIIRAAN EE DOWLADA HIRSHABELLE.May be an image of 6 peopleMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 people and text that says "AU"May be an image of 14 people and treeMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 people and textMay be an image of 9 people and treeMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 people and people smilingMay be an image of 5 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 5 people and treeMay be an image of 6 people and treeMay be an image of 7 people and textMay be an image of 9 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 1 person and treeMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 7 people and text that says "H"May be an image of 3 people and textMay be an image of 9 people, tree and textMay be an image of 2 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -