Guddiga dhexdhexaadinta ka wada deegaanada colaada ka jirta ee u dhaxeeyso degmooyinka Cadale iyo raagaceele ayaa maanta si gaar gaar ah ula kulmay odayaasha dhaqanka ee 2 da degmo.

Guddigaan ee uu madax weynaha Hirshebelle u xil saaray xalinta xasarada ka Jirta deegaanadaas ayaa maanta booqday degmooyinka Cadale iyo raagaceele waxeeyna ugu horeyn ugu baaqeen beelaha ineey xabad joojin sameeyaan gogol nabadeed isugu yimaadaan si xal waara looga gaaro .

Advertisement

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle Abdi Dahir Gure Karoore ayaa sheegay in ay dadaalo kawadaan Heshiisiinta Bulshada walaalaha ah ee ay khilaafyada yar yari ku dhex marayaan dhuldaaqsimeedka ay wada dagaaan.

Previous articleDigniin kasoo baxday Dowladda Soomaaliya ( Warsaxaafadeed)
Next articleKenya: Saddex qof ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacmeen 12 qof oo kale kaddib dibadbaxyo ka dhacay Magaalada Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here