HomeWarkiiMaamulka iyo Hay'adaha amaanka Degmada Kaaraan oo ka wada hadlay sugida Amniga...

Maamulka iyo Hay’adaha amaanka Degmada Kaaraan oo ka wada hadlay sugida Amniga Bisha Ramadaan+SAWIRRO

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xaruinta Maamulka Degmada Kaaraan waxaa maanta ka dhacay kulan weyn oo looga arinsanayay amaanka xaafadaha Degmadaasi gaar ahaan u diyaar garowga maalmaha Bisha barakeysan ee Ramadaan oo la ogyahay in guud ahaan Muqdisho Dowladu ahmiyad gaar ah siiyo maalmaha la sooman iyo maalmaha farxada ee ciida.

Gudoomiyaha Degmada Kaaraan Maxamuud Cabdulaahi Cumar ayaa shirkaan soo abaabulay islamarkaana Shir Gudoomiyay kulanka isbuuclaha ee Amniga Degmada Kaaraan kaasoo diirada lagu saaray u diyaar garowga Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Kulankaan waxaa xaadir ku ahaa marka Gudooomiyaha laga yimaado Taliyaha Saldhiga Boliiska, Taliyaha Nabadsugida iyo Taliyaha Qeybta ee Police Militaaro iyo Dhamaan qeybaha kale  ee Maamulka Degmada Kaaraan.

Intii uu socday shirka waxay masuuliyiintu isku raaceen in la dar dar-geliyo amniha  iyado dhanka kalana bulshada Degmada loogu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha kala duwan ee amaanka ugu qaabilsan Degmadaasi.

XAFIISKA WARARAKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of studying, newsroom and textNo photo description available.

May be an image of one or more people, beard, people smiling and suitMay be an image of one or more people, people studying and text that says "李 S"May be an image of one or more people and beardMay be an image of one or more people, people smiling and suitMay be an image of one or more people, beard and suit
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -