HomeWarkiiMaamulka Jubaland oo Dowlada ku eedeeyay xirnaanshaha Garoonka Diyaaradaha Doolow

Maamulka Jubaland oo Dowlada ku eedeeyay xirnaanshaha Garoonka Diyaaradaha Doolow

War-saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayaa si weyn loogu eedeeyay Dowlada inay ka danbeyso xirnaanshaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Doolow ee gobolka Gedo islamarkaana masuuliyadaasi ay Dowlada leedahay.

Sidoo kale Maamulka Jubaland wuxuu ku eedeeyay Dowlada in maamulka hawada Soomaaliya u adeegsanayso dano siyaasadeed.
“xirnaanshaha garoonka Doolow wuxuu ka hor imaanaya xeerarka duulista rayidka iyo halbeegyada ay dejisay Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO)” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -