HomeWarkiiMaamulka Jubaland oo goor dhaw ka jawaabay warkii Dowlada

Maamulka Jubaland oo goor dhaw ka jawaabay warkii Dowlada

WAR-SAXAAFADEED

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubbaland ayaa soo saartay War-murtiyeed ay uga hadashay eedeyn shalay ka soo baxday Dowlada oo maamulkaani ku wajahnaa.

Dowlada Somalia ayaa ku dhaliilay Axmed Madoobe iyo Maxamuud Sayid Aadan inay colaad ka hurinayaan Gobolka Geedo.

Warsaxaafadeedka goor dhaw ka soo baxay Maamulka Jubaland ayaa markooda ku dhaliilay Madaxda Dowlada Faderaalka Soomaliya inay duulaan ku yihiin deegaanada maamulkooda sida ay warka u dhigeen.

May be an image of textMay be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -