Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Jubaland ayaa looga hadlayay dhacdooyinkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Warsaxaafadeedka shalay ka soo baxay Jubaland waxaa lagu shaaciyay in wax walbo oo dhacay ay masuuliyadeeda leedahay Dowlada uu hogaamiyo MW Xassan Sheekh.
