HomeWarkiiMaamulka Jubaland oo war ka soo saaray Dagaalkii maanta ka dhacay Xaafada...

Maamulka Jubaland oo war ka soo saaray Dagaalkii maanta ka dhacay Xaafada Taribuunka-Muqdisho

Warsxaafadeed goor dhaw ka soo baxay Maamulka Jubaland ayay kaga hadleen dagaalkii saacadaha badan qaatay ee maanta ka dhacay Xaafada horseed oo u dhaw isgoyska Taribuunka ee Magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeyay ciidamada Dowlada iyo maleeshiyaad diidanaa in dadka xaafadaasi laga barakiciyo dhul Dowladu leedahay.

Warsaxaafadeedka oo meelo dhowr ah taabanayay islamarkana masuuliyada dagaalka dusha looga tuuray Madaxweyne Xassan ayaa sidan u qornaa:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -