Maamul Goboleedka Jubaland ayaa soo saaray warsaxafadeed ay kaga jawaabayaan kii Dowlada Somalia ka soo baxay waxayna kaga hadleen dagaalka Balad-xaawo si la mid ah warqada dowlada ka soo baxday.
Hadaba halkan ka akhriso warqada Jubaland oo sideeda u qoran:’-
