Maamulka Jubbaland oo soo dhaweeyay shirka uu ku baaqay Madaxweyne Faarmaajo.

Wasiirka Warfaafinta maamulka Jubbaland oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka qeybgala shirkaas.

Dhinaca kale wasiirka oo sii hadlayay ayaa yiri waxaan u aragnaa diidmada guddiga doorashada ee Jubbaland iyo Puntland soo magacaabeen muddo kororsi iyo waqti lumin.

War xalay kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu iclaamiyay in shir degdeg ah la isugu yimaado magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug 1,2 ilaa 3 bisha soo socota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here