HomeWarkiiMaamulka Koofur Galbeed oo ku gacan sayray inay ka qeybgalaan  Tartanka kubada...

Maamulka Koofur Galbeed oo ku gacan sayray inay ka qeybgalaan  Tartanka kubada cagta Maamul Goboleedyada

BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Maamulka  ayaa maanta ku dhawaaqay inaysan ka qeybgalayn Tartanka kubada cagta Maamul Goboleedyada kaasoo lagu qabto Magaalada Muqdisho islamarkaana uu soo qaban qaabiyo Xiririka soomaaliyeed ee Kubada Cagta.

War qoraala oo ka soo baxay Maamulka Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay in dhibaato hore loogu geystay ciyaartoydeeda inaan wali laga wada hadlin  islamarkaana aan la xalin.

“tabashooyinkii iyo dhibaatooyinkii loo geystay ciyaartooyda Dowladda Koonfur Galbeed, wali lagama hadlin, mana la xalin ,sidoo kale wax garawshiyo ah lagama bixin sidaas daraadeed qeyb kama nihin “ayaa lagu yiri warka ka soo baxay maamulka Koofur Galbeed.

Sidoo kale sababaha ay u diideen waxay ku sheegeen in waqtiga la shaaciyay in tartanku furmo uusan ku habooneyn madaama loo baahan yahay tashi guud iyo wada xaajood.

May be an image of text

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -