HomeWarkiiMaamulka Puntland oo digniin culus ka soo saaray cudur halis ah oo...

Maamulka Puntland oo digniin culus ka soo saaray cudur halis ah oo ku faafay Mudug

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland gaar ahaan gobolka Mudug ayaa digniin culus  ka soo saaray faafitaanka cudurka gawracatada kaasoo si gaar ah caruurta u asiibaya.

Maamulka wuxuu faray shacabka inay caruurta ay ku arkaan cudurka degdeg ku geeyaan goobaha caafimaadka.

Maamulka Gobolka Mudug wuxuu cadeeyay in cudurkaani keenay dhimashada qaar ka mid ah caruurtii uu ku dhacay.

Aamr deg deg ah oo sidoo kale maamulka ka soo baxay ayaa lagu amray wixii maanta ka damneeya inaaney isu imaatinka caruurta aan qali qaadan talaalka sida goobaha waxbarashada iyo goobaha ciyaaraha.

Haddaba halkaan ka akhriso warka ka soo baxay Maamulka Puntland oo sidiisa u qoran:-

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -