HomeWarkiiMaamulka Puntland oo ka laabtay mowqifkoodii ay kaga hadleen qadiyada aqoonsiga Somaliland

Maamulka Puntland oo ka laabtay mowqifkoodii ay kaga hadleen qadiyada aqoonsiga Somaliland

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay ineysan marnaba aqbalayn in dhulka Soomaaliya la kala gooyo isagoo ku hadlayay afka Puntland madaama uu yahay Wasiirkooda Warfaafinta,
Wuxuu intaasi ku darayi in Somaliland kamid tahay Soomaaliya inteeda kale.
Wasiirka oo saacado kadib war kale ka soo daba saaray ayaa gabi ahaanba meesha ka saaray inuu afka Puntland ku hadlayay,wuxuuna xusay inuu afkiisa ku hadlaayay.
“Waxaa muuqata in dad badani waraysiga aan bixiyey khalad u u fahmeen.
Waxaan bogayga rasmiga ah ku cadaynayaa in waraysiga aan bixiyey uu yahay aragtida Anigu aan ka qabo midnimada Dalka Soomaaliya mana aha Mawqifka Dawladda Puntland.
“ayuu ku bikaabay qoraalkiisa danbe
Wasiirka wuxuu u muuqdaa in Madaxda Puntland ku qabsatay warkiisii hore kadibna waxay keentay inuu beeniyo.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -