
Dowladda Puntland ayaa mar kale ku celisay in shirka doorashooyinka Soomaaliya aan lagu qaban doonin Garoowe.
Jawaabta labaad ee Puntland ayaa kusoo aadaysay Xilli Farmaajo uu Garoowe u diray odayaal Beeshiisa ah si ay dhaqanka Puntland uga dhaadhiciyaan in shirka la
gu qabto Garoowe