Wafti uu hogaaminayo taliyaha ciidamada Booliska Puntland S/guuto Muumin Cabdi Shire ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeyb-galaya shir looga hadlaya sidii Puntland iyo Dawladaha USA, UK iyo Germany iskaga kaashan lahaayeen la dagaalanka Argagixisada, Burcad-badeedka, Tahriibka iyo waxyaabaha sharci-darada ah.

Taliyaha waxaa shirka kala qeyb-galay Agaasimaha hay’ada PISF Gen Amiin Xaaji Kheyr, ku-xigeenka Ciidanka Dembi-baarista CID ee Booliska Puntland G/Sare Abshir Xuseen iyo La-taliye ka tirsan Ciidanka Booliska Muuse Geelle.

Advertisement

XIGASHO PUNTLAND TV.

Previous articleTaraafikada oo bilowday inay wadooyinka caleemadeeyaan+Sawirro
Next articleHow She Made $11,070+ Using This WEIRD Trick (Make Money Online)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here