Warsaafadeed ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa si weyn loogu eedeeyay Dowlada Somalia inay faragelin ku heyso Hay’adaha dasuuturiga,Maamulka Puntland wuxuu faragelinta si gaar ah ugu eedeeyay Madaxweyne Xassan
Sidoo kale warkaan wuxuu Maamulka Puntland ku cambaaraynayaa siyaasada gurracan ee Madaxweynaha Soomaalya Xassan Sheekh.
Hadaba halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka oo sidiisa u qoran:-

