HomeWarkiiMaamulka Puntland oo xaqiijiyay in hub lagala degay markabka Sea World

Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in hub lagala degay markabka Sea World

War goor dhaw ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in qaar ka mida hubkii uu siday lagala degay markabka Sea World ee dhawaan ciidamada Maamulkaasi ka qabteen xeebaha Degmada Bareeda.

Maamulka Puntland wuxuu amray in qaar ka mid ah taliyayaasha ciidamada deegaan xeebeedyada hubka lagu qaatay inay warbixin ka keenaan hubkaasi la qaatay iyo xogtiisa.

Haddaba Puntland warka ka soo baxay halkaan ka akhriso:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -