Maamulka Shabeelada Hoose oo ka hadlay Dagaaladii ka dhacay Duleydka Degmada Dayniile

0

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa ka hadlay dagaalkii xooganaa ee shalay ka dhacay agagaarka deegaanka Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir

Gudoomìye Najax ayaa sheegay in lagu soo Duulay Deegaankooda isagoona sheegay in ay Weerarka soo qaadeen Maleyshiya ka Tinid Degmada Dayniile

Marna ma aqbaleyna in deegaanka lagu soo duila ayui yiri madaama Dhulka kala qeybsan yahay

Goobta lagu Duriray waa Duleydka Ceelasha Biyaha maha Dayniile Ceelsha Biyaha Goobta ay ku taalo waa lawada yaqanaa ee ha leys xushmeeyo ayuu yiri Najax

Warka masuulkaan ayaa imanayo Xili shalay Dagaal xoogan uu ka dhacay Duleydka Degmada Dayniile kaa oo keenay Dhimasho iyo dhaawac Badan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here