dhamaan Bahda Shabakadda Dayniile Maamulkooda iyo shaqaalahaba waxay y tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee  Sahro C/laahi Geedi oo maanta ku geeriyootay Magaalada Muqdishu.

Shabakadda Dayniile waxay si gaar ah murugada la wadaagayaan Wariye Abdinasir Cilmi Oo kamid ah Shaqaalaha websitka waxaan leeynahay samir iyo iimaan eebe ha iga wada siiyo hooyo waxaan alle uga rajeeneynaa Janatul Firdows hooy uga dhigo.

Marxuumad Sahro C/laahi Geedi , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here