HomeWarkiiMaamulka Somaliland oo masuuyiin cusub u soo magacaabay Degmooyin ay hore iskugu... Warkii Maamulka Somaliland oo masuuyiin cusub u soo magacaabay Degmooyin ay hore iskugu heysteen Maamulada Puntland iyo Waqooyi Bari By ahmed ali December 14, 2025 0 0 Wasiir ka tirsan maamulka Somaliland ayaa magacaabay Xoghayayasha dawladaha hoose ee Degmooyinka Badhan, Xagal iyo laas-qoray. Xasan Axmed Ducaale (Macallin)Â oo ah Wasiirka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horuumarinta Magaalooyinka Somaliland ayaa magacaabistaan sameeyay xili Degmooyinka Badhan iyo laas-qoray ay sidaas oo kale sheeganayaan sheeganayaan Maamulada Waqooyi-Bari,iyo Puntkand.Haddaba warqada magacaabista Somailand halkaan ka akhriso:- Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleXisbiga Himilo Qaran oo Dowlada ku eedeeyay doorasho sharci daro ah inay ku qabaneyso IskuuladaNext articleDagaal culus oo Alshabaab dhexdooda ku dhexmaray Degmada Maxaas ahmed ali RELATED ARTICLES Warkii Ruushka oo weerar gantaal la helay Bas ay saarnaayeen shacab reer Ukraine ah iyo Khasaare ka dhashay September 16, 2026 Warkii Dowlada Shiinaha oo ka hadashay hadal dhanka Somaliland ka soo baxay September 16, 2026 Warkii Mareykanka oo ku taliyay in sanad dheeraad ah loogu daro Xafiiska QM ee UNSOS September 16, 2026 LEAVE A REPLY Cancel reply Comment: Please enter your comment! Name:* Please enter your name here Email:* You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. - Advertisment - Smart Phone Google Pixel 9 March 5, 2025 Samsung Galaxy S25 Ultra March 5, 2025 OnePlus13 March 5, 2025 Samsung Galaxy Z Fold 6 March 5, 2025 - Advertisment -