Maamulka Taiwan oo sheegtay inay Dowlad yihiin ayaa war ay soo saareen waxay uga hadleen war dhanka Somalia ka soo baxay gaar ahaan Madaxweynaha kaasoo ahaa in Taiwan tahay qayb ka mid ah dhul weynaha Dalka Shiinaha
Taiwan waxay sheegtay inay tahay al madaxbanaan oo aan ka tirsanayn Shiinaha iyagoona Somalia u soo jeediyay inay arimahooda gudaha xooga saaraan.
Taiwan waxaa aqoonsi siiyay Mareykanka oo xifaaltan siyaasadeed, mid awoodeed yo mid dhaqaalaba uu kala dhexeeyo Dalka Shiinaha oo ka mid ah 5-ta dal ee heysta awooda Viiowga gudaha Hay’ada Qaramada Midoobe.
Dowlada Mareykanka oo aad u daneynesa Taiwan ayaa mar sii horeysay Dowlada Somalia kala hadashay diidmadadeeda baasaboorka Taiwan iyo xiriirka ay la leedahay Dalka shiinaha walow Dowlada Somalia sharaxaad dheeeaad ah ka bixin waxa lagala hadlay inkastoo siyaasada Madaxweyne Xasan ay tahay inuu danta Somali wax ku wado aduunkana kula socdo.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
