HomeWarkiiMaamulka Waqooyi Bari oo Maamul cusub u magacaabay Magaalo Puntland ay ka...

Maamulka Waqooyi Bari oo Maamul cusub u magacaabay Magaalo Puntland ay ka taliso

Maamulka Waqooyi Bari ayaa markii ugu horraysay Maamul u magacaabay magaalada dhahar oo ka tirsan gobolka Haylaan isla markaana ay hada uu ka taliyo Maamulka Puntland

Waxaa xusid mudan in maamulka hada ka dhisan halkaasi ay ku yimaadeen doorashadii tooska ahayd ee qof iyo cod kaasoo uu uu hore u qabtay Maamulka Puntland , magacaabistaan Waqooyi oo aan la ogeyn sida uu u shaqeyn doono ayaa ka kooban Gudoomiye iyo kuxigeen iyo xoghayn.

May be an image of text that says "Dowladda Wasaaradda federaalka iyo Gudaha Northeastern Ministry Federal And Reconciliation Xafiiska Office minister CALI AXMED DHAHAR GUDAHA UJEEDO: MAGAACABID Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha federaalka Soomaaliya Dib Markuu arkay Dastuurka Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya heshisiinta Dowladda Waqooyi Dowladda muhiim Soomaaliya Markuu Tashaday: dargeliyo Baahinta Mas uuliyinta Heshisiinta khusayso. Markuu Taladda Mas uuliyinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha federaalka Qancay kartidoodda Qodobka xusan taarikhdu Dhahar Qodobka June 2026 waxaan waxaa farayaa dhammaan laamaha Degmadda Dhahar duwan dowladda Bari aaca Cali Axmed abdılaahı Maxamund Ciise Jaamac Man,sabka Guddoomiye Degmadda Dhahar WASIIRKA Xigeen Fulinta Dhahar VASAARADDA HESHIISIINTA FEDERAALKA MUDANE: AXMED CALI YAKHLE Xafiiska Arimaha Gudaha"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -