HomeWarkiiMaamulka Waqooyi Bari oo si adag kaga hor yimid hadalkii Madaxweyne Xassan

Maamulka Waqooyi Bari oo si adag kaga hor yimid hadalkii Madaxweyne Xassan

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Waqooyi Bari ee Najiib Barkhadle ayaa si adag uga hor yimid war maanta uu shirka Baarlamaanka ka jeediya Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud kadib markii uu soo jeediyay in Somaliland iyo Waqooyi bari maxaabiista si fiican ula dhaqmaan una guuriyaan.

“Maamulka waqooyi Bari kamid maaha dhaqanka somalida in maxaabis la kala haysto balse raga dagaalka lagu qabto waaba loo guuriya”. ayuu yiri Madaxweyne Xassan

Wasiirka Najib Barqadle ayaa meel ka dhac ku tilmaamay i  sidaas uu u hadlo madaxweyne Xassan oo uu hadiyad looga dhigo gabdhaha reer Waqooyi bari.

”Waa meel ka-dhac iyo af-lagaaddo in shacabkii reer SSC-khaatumo, in Madaxwayne Xasan Shiikh ,uu la shir yimaaddo Mijrimiintii gaysatay gabood-falkaas ee XAQ-SOORUHU gacanta u geliyey una xidhay, in hadyad iyo abaal-gud looga dhigo, gabdhihii xor-udhalanka ahaa” ayuu yiri Najiib Barkhadle Wasiirka Warfaafinta

Maamulkaani oo Madaxweyne juhdi badan geliyay lamana oga in masuuliyinta sare ee Maamulka Waqooyi bari la qabaan hadalka Wasiir Barqadle

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -