LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Maamulka Woqooyi-bari ayaa ayaa markii ugu horeysay waxay mas’uuliyiinta Maamulla ka joojiyeen ka hadlidda xaaaladaha-siyaasadeed.
Wasiirka Arrimaha-gudaha, Axmed Cali Yakhle oo shaaciyay amarkaan ayaa daboolka ka qaaday in cidina warbaahinta ama baraha bulshada ku sheegi karin wax aaney waxba ka ogeyn Madaxweynaha & Ku-xigeenku ogayn.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook Wasiirka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-
Maanta laga bilaabo oo taariikhdu tahay 8/12/2025 waxaan wasiirka wasaaradu ogeyn madax-weynha iyo m/w ku xigeenku ogeen oo ah qoraal iyo wareysi iyo sirta dowladda laguma fidin karo baraha bulshada gaarahaan howlwadeennada wasaaradda iyo shaqaalaha wasaaradda arimaha gudaha federalka iyo dib u hishiisinta

