Maanta oo kale waxay ku Beegan tahay Geeridii Jen Maxamed Faarax Ceydidiid

0

Alaha Unaxariistee Jen Maxamed Faarax Ceydiid Geeridiisa waxaa laga Joogaa muda dhowr sano ah isagoo Dhintay 1.8.1996 xi

ligaa uu ka talinaayey Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya

Ceydiid intoow joogay ma dhicin in Dalka Soomaaliya soo fara galiyaan Dowladaha Shisheeyey waxuuna ahaa shaqsi ku fiican Abaabulka

Jeneraalka waxuu ahaa Sargaal sare oo la soo shaqeeyey Dowladii Kacaanka aheyd waxaana dhowr mar xiray Madaxweynahii Militariga ahaa Maxamed Siyaad Bare oo isagu u arkaayey shaqsi qatar ku ah Dowladiisa

Ceydiid waxuu ka mid ahaa Saraakiishii Awooda Ciidan xilka laga Tuuraayey Dowladii kaligiitaliska aheyd ee Maxamed Siyaad Bare waxuuna noqday Hogaamiyahii USC

Ceydiid waxuu Gacanta ku dhigay inta badan Koonfurta Soomaaliya waxuuna lahaa Ciidan badan oo daacad u ahaa

Waxuu Dagaal la galay Ciidamadii Hugunta aheyd uu Hogaaminaayey Mareykanka waxayna Ciidamadiisa ku Qasbeen in ay Soomaaliya isaga baxeen

Jen ma helin wax taalo lagu soo xasuuto waxuu dalka u qabtay waxaase Xasuus Mudan in Maalintoow Dhintay ay Ciidamada Etoobiya soo galeen Soomaaliya sidaana ilaa iyo hada ku heystaan Ciida Soomaaliyeed

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here