HomeWarkiiMaareeyaha Dakadda Muqdisho Cali amerika oo ku soo dhaweeyay Dekadda fanaanadii Binti...

Maareeyaha Dakadda Muqdisho Cali amerika oo ku soo dhaweeyay Dekadda fanaanadii Binti Cumar Gacal oo kamid ah Hoboladda Qaranka ee Waaberi..

Wararaka ka imaanaya Dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in maareeyaha Dekadda Muqdisho Maxamed Cali Nuur amerika uu halkaas ku qaabilay saakay Fanaanada wayn Binti Cumar Gacal oo kamid ah Hoboladda Qaranka ee Waaberi

Binti Cumar Gacal oo kamid ah Hoboladda Qaranka ayaa ka mid ah fanaaniintii ka haray Hoboladii Qaranka ee Waaberi, kuwaas oo haatan dagan Xaruntii Ex Fiyoore oo ay Dowladii dhexe ee kacaanka ay u dhistay.
“ Sharaf ayay ii ahayd inaan maanta xarunta Dekadda Muqdisho ku qaabilay walaashay fannaanadda weyn ee Binti Cumar Gacal oo kamid ah Hoboladda Qaranka ee Waaberi. Allaha caafiyo” ayuu yiri Maareeyaha Dekaddda Muqdisho Maxamed Cali Nuur amerika oo halkaas kula hadlaayay Saxaafada.

Sidoo kale fannaanadda weyn ee Binti Cumar Gacal oo kamid ah Hoboladda Qaranka ee Waaberi ayaa sanadihii la soo dhaafay waxay xanuun kala tacaalaysay lugaha, maalmo ka hor ayay ahayd Markii Amerika uu halkaas ku soo dhaweeyay fanaanka wayn ee heesaha Reer Xamarka caanka ku ah xabiib sharaabi xabiib oo mudo ka maqnaa dalka
Cabdixakiin Cilmi Xasan
Nairobi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -