HomeWarkiiMaareeyaha Dekadda Muqdisho Cali Ameriko  oo mar kale sheegay Guul ay gaartay...

Maareeyaha Dekadda Muqdisho Cali Ameriko  oo mar kale sheegay Guul ay gaartay Dekadda Muqdisho..

Guul taariikhi ah ayay u tahay Dekedda Muqdisho, iyadoo shirkadda MSC ay bilowday adeeggeedii ugu horreeyay ee tooska ah ee ka yimaada Colombo, Sri Lanka, kuna soo xeratay Dekedda Muqdisho:” ayuu yiri  Maareeyaha Dekadda Muqdisho Cali Ameriko   oo Qoraal  soo dhigay Bartiisa.

Tani waxay furtay cutub cusub oo la xiriira hawlaha xamuulka transit-ka ah.

Waa markii ugu horreysay ee Dekedda Muqdisho ay noqoto xarun dekadeed (hub port) oo lagu kala gudbiyo xamuulka, taasoo si weyn u xoojineysa doorka dekeddu ku leedahay isku xirka ganacsiga gobolka iyo kan caalamiga ah” ayuu yiri  Maareeyaha Dekadda Muqdisho Cali Ameriko   oo Qoraal  soo dhigay Bartiisa

Office Nairobi Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -