HomeWarkiiMaareeyaha Dekadda Muqdisho oo la kulmay Taliyaha Cusub ee Saldhigga Boliiska Dekadda...

Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo la kulmay Taliyaha Cusub ee Saldhigga Boliiska Dekadda Muqdisho..

 

Wararka ka imaanaya Xafiiska Maareeyaha Dekada Muqdisho  Amb Mohamed Ali Nuur Americo ayaa sheegaya in uu halkaas kulan kula yeeshay,  Taliyaha Cusub ee Saldhigga Boliiska Dekadda Muqdisho, G/Sare Axmed Qadar Maxamed

Wararka ka imaanaya kulankaas ayaa sheegaya in kulan kaas looga hadlay xaalada Dekada iyo shaqada Culus ee taala Halkaas, waxa uuna Maareeyaha Dekada Muqdisho  Amb Mohamed Ali Nuur Americo kula dardaarmay Taliyaha in uu Guto waajibaadka Qaran.

“Waxaan maanta kulan soo dhaweyn iyo dardaaran ah la qaatay Taliyaha Cusub ee Saldhigga Boliiska Dekadda Muqdisho, G/Sare Axmed Qadar Maxamed. Kulanka waxaa goob-joog ka ahaa Maareeye ku xigeennada Dekadda,” ayuu yiri Maareeyaha Dekada Muqdisho Amb Mohamed Ali Nuur Americo .

Sidoo kale waxaana si wadajir ah looga hadlay xoojinta amniga, wada-shaqaynta, iyo u adeegidda bulshada.

Waxaan u rajeeyey taliyaha cusub guul iyo shaqo hufan, anigoo ku adkeeyey muhiimadda nabadgelyada dekeddu u leedahay dalka.

Cabdixakiin Cilmi Xasan Nairobi

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -