HomeWarkiiMaareeyaha Dekadda  Muqdisho  oo   Madaxa Fulinta ee Abu Dhabi Ports Group kulan...

Maareeyaha Dekadda  Muqdisho  oo   Madaxa Fulinta ee Abu Dhabi Ports Group kulan kula qaatay Abu Dhabi..

 

Maareeyaha Dekada Muqdisho Cali ameika ayaa kulan kula qaatay magaalada Abu Dhabi, Madaxa Fulinta ee Abu Dhabi Ports Group u qaabilsan Afrika, Mohamed Eidha Almemhali,

Maareeyaha Dekada Muqdisho Cali ameika  ayaa yiri “Aniga iyo wafdi aan hoggaaminayay ayaan Abu Dhabi kulan miro dhal ah kula qaadannay Madaxa Fulinta ee Abu Dhabi Ports Group u qaabilsan Afrika, Mohamed Eidha Almemhali, iyadoo laga wada hadlay horumarinta dekedaha, wax soo saaarka, iyo mustaqbalka ganacsiga. Kulankani waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday casriyeynta Dekedda Muqdisho” ayuu yiri maareeye Cali amerika oo Qoraal soo dhigay Bartiisa Mareegtada.

Sidoo kale Maareeyaha Dekadda Muqdisho ayaa bilihii la soo dhaafay waxa uu kulamo kor u qadista Dekadda Muqdisho   uu kala hadlayay ku tagay Dalalka caalamka  iyo kuwa Dartiska ah.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

Nairobi Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -