HomeWarkiiMacalin Mahdi oo mamnuucay hubka lagu ciyaarayo kadibna baraha bulshada la soo...

Macalin Mahdi oo mamnuucay hubka lagu ciyaarayo kadibna baraha bulshada la soo gelinaayo

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa si kulul uga hadlay hubka dhalinyarada qaarkood askarta yihiin iyagoo ku ciyaaraya hadana baraha bulshada la soo geliyo.

Taliyaha wuxuu sheegay in hubku ciyar ciyaar gelin islamarkaana dhawaan askari ku ciyaarayay uu dhibaato u geystay mid la socday.
“askarigii dhaawaca geystay isagoo iska ciyaaraya hada waa xiran yahay dhawaan maxkamad ayaa la soo taagi doonaa si sharciga loo marsiiyo.

Taliye Macalin Mahdi oo arimahaani sharaxaad ka bixinaya halkaan hoose ka daawo:-
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -