Wasiirka arimaha gudaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa goor dhaw oo caawa ah  sharaxay heshiis goor dhaw ay kala saxiixdeen  Dowlada Somalia iyo Maamulka Somaliland.

Tv-ga Qaranka barta uu ku leeyahay Facebook ayaa hada lagu shaaciyay muuqaalka wasiirka oo sharaxaya heshiska  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Advertisement

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleIsraa’iil oo sheegtay inta askari ee laga dilay tan iyo markii uu dagaalku billowday ay gaarayaan 1000 askari
Next articleIsimada Puntland oo qaaday Talaabooyin uusan ku qanci doonin Madaxweynaha Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here