Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaalr Madaale ayaa qoraal uu soo dhigay bartisa Facebook wuxuu ku cadeeyay inuu go’aansaday inuu ka baxo Xisbiga Madaxweyne Xassan ee JSP
Madaale waxaa warkiisa laga garan karaa inuu marayo wadadii uu shalay qaaday Cabdullaahi Maxamed Nuur oo shaaciyay inuu iska casilay xilka la taliyaha sare ee Madaxweyne Xassan.
“in la socdo laakiin lakala horreeyo” ayuu yiri Yuusuf Madaale isagoo ula jeedo in la gaaray waqtiga uu ka tagayo JSP.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

