Madasha Xisbiyada Qaranka oo lagu kala Tagay

0

Sida ay sheegayaan ila muhiim ah oo lagu kalsoonaa karo ayaa sheegya in Madasha Xisbiyada Qaranka lagu kala tagay ka dib markii leysku Fahmi waayey cida noqoneysa Musharaxa Madasha

Madasha ayaa awooda ugu sareysa waxaa ku leg Maamulka Puntland kuwaa oo si qaas ah u Diiday in Xasan Sheikh Musharax u Noqdo Madasha

Muranka ugu weyn ee madasha Xisbiyada ayaa yimid markii matalaada la siiyey Gobolka Banaadir iyadoona Xasan Sheikh Maxamuud u soo Jeediyey in la taageero Go aanka Baar lamaanka taa uu ka hor yimid Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Sheikh Shariif Sheikh Ahmed isagoona u sheegay in Xiligaan Habooneen in Madasha la kala qeybiyo

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku adkeestay in u qabanaayo Shirka Ja raaid uuna ka hadlaayo isagoon Sheikh Shariif ka Codsaday in uu soo Garab Istaago uusan Hadlin taana uu ka Diiday.

Xasan Sheikh Maxamuud oo ku hadlaayo magaca Xisbigiisa ayaa ka hadlay iyadoona hada u Muuqata mid lagu kala tagayMadasha Xisbiyada Qaranka

Si kastaba ha ahatee Sheikh Shariif ayaa ilaa iyo Hada ka hadlin matalaada Gobolka Banaadir isagoo ka Cabsi qavo Haduu ka hadlo uu waayo Saxabadiis Puntland oo xiligaan Naceeb weyn u Qabto Shacabka Gobolka Banaadir

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here